Guddoomiyaha Midowga Afrika oo fariin xasaasi ah u soo diray madaxda Soomaalida

Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhoweeyay jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya kadib shirkii wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka dhacay. Faki ayaa sheegay inuu dhiirigelinayo go’aanka Golaha wadatashiga Qaran ee Somalia ee ah in doorashada Aqalka Hoose si xor oo daahfurnaan ah lagu soo gabagabeeyo 25-ka Febraayo wuxuuna ugu baaqay iney ilaaliyaan jadwalka … Continue reading Guddoomiyaha Midowga Afrika oo fariin xasaasi ah u soo diray madaxda Soomaalida